Boqolaal qof oo ku dhintay Tsunami ku dhufatay Jasiirada Pelu (Daawo Sawirro)

Ugu yaraan 400 oo qof ayaa la xaqiijiyey iney ku naf waayeen duufaan ka dhalatay dhulgariir cabbirkiisu gaaraya 7.5 oo ku dhuftay magaala xeebeedka Pelu ee dalka Induniisiya. Hirka badda oo ka dhashay dhulgariirka iyo duufaanta culus wada socday ayaa wuxuu ku socday joog dhan 2 miitir wuxuu ku dhuftay magaalada Palu oo ku taallo … Continue reading Boqolaal qof oo ku dhintay Tsunami ku dhufatay Jasiirada Pelu (Daawo Sawirro)